Maxaa ka jira in Iran ku lug laheyd weerarkii saldhiga Maraykanka ee camp Simba?

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabaab ku qaadday saldhigga ciidamada militeriga ee Manda Bay ee Gobolka Lamu subaxnimadii shalay aanu ahayn mid ay ku lug leedahay Iran. AFRICOM ayaa meesha ka saaray warar ay tebiyeen qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegaya in laga yaabo in … Continue reading Maxaa ka jira in Iran ku lug laheyd weerarkii saldhiga Maraykanka ee camp Simba?